Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyey xarunta G/Banaadir (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey. Guddoomiyaha ayaa uga warbixiyey Madaxweyne Kuxigeenka xaaladda guud ee Gobolka Banaadir, guulaha lagu tallaabsaday muddadii la soo dhaafay iyo qorsheyaasha horumarineed ee Caasimadda. Eng.Yarisow ayaa … Continue reading Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyey xarunta G/Banaadir (Daawo Sawirro)